Menu
Info
Ku daro Favourites!
Who's Online
Hadda waxaa online ah, 42 Marti iyo 0 Maamul .
Jadwalka Maanta
Duco Sh Muxeysini

Quraan - Video
Markaz Ibnu Baz
Carruur Quran Video
Waa islaamaah!!!
Salaada
Amino Cabdul Majid
Gabar Soomaaliyeed oo Xaafidu quraan Indhoolena ah oo u baahan gargaarkaaga
Sadaqo

Gabayo Diini ah.
Kusoo dhowow Addacwah!


Muxaadarooyinka la duubay kadib Aflagaadadii ay Kufaartu u geysteen Nabiga Salallaahu caleyhi wasalam
Sheekh Cabdiraxmaan Abyad
Sheekh Cali Maxamed Saalax
Sheekh Cabdiraxmaan Abyad
Sh Maxamed Macalin Abshir

 
AL-BASHAAIR BI NUSRATIL ISLAAM 
Waxaa Muxaadaro Qiimo badan oo sheekhu uu hada uga hadlayo Bashaa'ir iyo Nasri muuqda Ruuxii dhageysatana galineysa Hima Caaliyah, Sheekhu wuxu ka hadlayaa Xaalada hadda taagan ee Jihaadkawaxaa soo jeedinaya Asheekh Al Mujaahid.
Sh Fu'aad Maxamed Khalaf.
Albashaairu Bi Nusratil Islaam 20/01/08
FATWO DHAXAL AH OO UU INOOGA TAGAY SH BOQOLSOON 
Tani waa fatwo Caam ah oo uu Sheekhu uga tagay umada wuxuuna uga jawaabayaa su'aalo badan oo ku saabsan nolosheena iyo Islaamka. Waxaa in badan la is weydiinayaa Sheekha waaqica uu ka hadlayay iyo kan maanta taagan sida ay u bahoobeen.
Sh Maxamed Axmed Rooble (Abuu Ramllah Boqolsoon) Raximahullaah.
Fatwo Caam ah 17/01/08
ASBAABAHA LOOGU GARGAARO MUSLIMIINTA
Waa Muxaadaro Cajiib ah oo ka hadleysa Sababaha keeni kara in dadka Muslmiinat ah Allaah u gargaaro. Sheekhu Mudo hore ayuu Geeriyooday Allaha u naxariistee waxaadse moodaa in uu arimo maanta taagan ka hadlayo. Sh Maxamed Axmed Rooble (Abuu Ramllah Boqolsoon) Raximahullaah.
Sababaha nasriga Muslimiinta 17/01/08
DEEQ LACAGEED OO ADDACWAH GAARSIISAY ISBITAL MADIINA MUQDISHO 
Deeq lacageed oo gaareysa $600 (lixboqol oo doolar), ayaa waxaa Shabakadda Islaamiga ah ee Addacwah soo gaarsiiyay Jaaliyada soomaliyeed ee Finsnis Tromso Norway ayaa waxaa u suura gashay Shabakadda Addacwah iney gaarsiiso dhaawaca la ildaran dhaawacyada ay u geysteen ciidamada Cadowga Wayaanada ee ku sugan gudaha Soomaaliya. 29/12/07 wada akhri (daawo Sawirada)
MUXAADARO - CIIDAHA GAALADA
Tani waa digniin la isaga digayo ka qeyb galka iyo weyneynta ciidaha gaalada. Fadlan si fiican u dhageyso Muxadaradan ka digeysa Ciidaha gaalada waa muhiim inaad xilagan wax ka ogaato ugana digto dadka.
Sh Nuur Macalin C/Raxmaan
 Ciidaha Gaalada | Save as MP3 | 28/12/07
MUXAADARO - ALLAAHU MOWLAANAA WALAA MOWLAA LAHUM
Muslimiintu waa hal waxjameeco iyo qolo qolo ah kalama lahan, Allaah ayaa Mowlaheena ah Kufaartuna wali malahan. Dhageyso Muxaadaradan Qiimaha badan ee uu soo jeedinayo Mujaahid Sh Fu'aad Maxamed Khalaf.

 Allaahu Mowlaanaa | Save as MP3 | 24/12/07
SIDEE U DHACDAY UDXIYADII ADDACWAH ARUURISAY
Asalaama caleykum waraxamtulaahi wabarakaatuh. Shabadda Islaamiga ah ee Addacwah.com iyo Bahdeeda Somali Islamic Dacwah Center, waxey usoo gudbineysaa Shacabka Soomaaliyeed Qaabkii ay u dhacday Deeq ay shabakaddu gaarsiisay Dadka Masaakiinta ah ee Soomaaliyeed ee laga Barakiciyay Guryahooda Deeqdan oo Shabakadda ay soo gaarsiiyeen walaalo Soomaaliyeed oo intooda badan ku dhaqan Qurbaha.... Sii Akhri 19/12/07 (Daawo Sawirada)
WARBIXIN DHEER OO KU SAABSAN XAALADA DALKA
Walaalayaal waxaan idiin soo gudbineynaa Warbixin dheer oo ku saabsan Xaalada wadanku ku suganyahay. SHEEKH C/QAADIR CALI CUMAR. Sheekhu wuxuu ka war bixinayaa dhibaatada cadowgu u geystay umadda Soomaaliyeed ee Muslimiinta ah iyo heerka Jihaadku uu mariyo 
Warbixinta oo dhameystiran 17/11/07
WARBIXIN IYO KALIMAD BARAARUJIN AH
Sh Fuaad Maxamed Khalaf ayaa Shacabka Soomaaliyeed uga digay iney ku mashquulaan waa la yiri iyo waa la sheegay oo ay jihaadka  xoogeeyaan iskana daayaan wararka aan qiimaha ku fadhin ee lagu cajas galinayo Jihaadka. 
 Dhageyso Kalimadda Sheekha 17/11/07
BIRRUL WAALIDEYN (WAALIDKA OO LOO BAARI NOQDO)
Walaalayaal waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaro aad u qiimo badan oo si xeel dheer uga hadleysa xuquuqda waalidku uu leeyahay iyo in waalidka loo baari noqdo. SHEEKH XASSAAN XUSEEN AADAM. Fadlan isku day inaad dhageysato muslimiintana gaarsiiso jzk.
Birrul waalideyn | Save as MP3 | 15/10/07
XULASHADA ADDACWAH IYO QURR'AADA SOOMAALIYEED
Asalaama caleykum waraxmatullaahi wabarkaatuh. Walaalayaal Bacdal ramadaan Shabakkada Islaamiga ah ee Addacwah waxey xuuraansatay Qaariga Soomaaliga ah ee ay ugu tala gashay inaad ku ciidaan ood codkiisa ku raaxeysataan waa USTAAD CALI JAAMAC NUUR (CALI JAABIR) From Qardho Somalia
Suuratu Al-Cimraan | Save as MP3 | 15/10/07
Gabaydii ugu dambeyey ee Abwaan Raage Axmed
Walaalayaal waxaan idiin soo gudbineynaa Gabayadii ugu dambeeyey ee uu tiryay abwaanka Islaamka Sheekh Raage Axmed, Gabayadan oo xambaarsan dhambaalo iyo xikmad murtiyeed quseeya rag iyo dumarba Nala dhageyst. 09/08/07
Gabdhihii Xijaabnaa | Save as MP3 |
Ka bogso Buufiska   | Save as MP3 |
AL-KUFRU BIDAAQUUT - DAAQUUTKA OO LAGU KUFRIYO
Walaalayaal dalabaadka walaalaha oo nagu batay muxaadarooyinka (ALKUFRU BIDAAQUUTH). ayaan isku daynay inaan soo saarno 2da qeybood ee Sh Maxamed Axmed Rooble *Abuu Ramla* (Boqolsoon) Raximmahullaahu tacaalaa.
AL-KUFRU BIDAAQUUT Q1AAD | Save as MP3 |
AL-KUFRU BIDAAQUUT Q2AAD | Save as MP3 |
ACDAA'UL ISLAAM - CADOWGA ISLAAMKA
Waa muxadaro ka hadleysa Cadowga islaamka iyo qaabka loo dajiyay khiyaanada loogu tala galay in lagu gumaado islaamka.
Sh Maxamed Axmed Rooble *Abuu Ramla* (Boqolsoon) Raximmahullaahu tacaalaa.

ACDAAUL ISLAAM| Save as MP3 | 16/07/07
DAGAALKA WAANU KU FAA'IIDNAY EE KUMANAN KHASAARIN
Gudoomiyaha Jabhadda Islaamiga ah ee Xoreynta Soomaali Galbeed. Sh Ibrhaaim Maxamed Xuseen (Sheekh Ibraahim Dheere)
Dagaalka Weynu Ku faa'iidnay ee Kumaanan Khasaarin.
Qeybta 1aad | Save as MP3 | 25/06/07
Qeybta 2aad | Save as MP3 |26/06/07
Jamadul Akhir 11/1428 - 26 /06/ 2007

 Raadad
ADDACWAH 
pixel
 dot Shirka Oslo 2008  17.03.2008
 dot Sheekh Cismaan Cali Xuseen  29.01.2008
 dot Kutub Somali Qoraal  16.01.2008
 dot See More About Addacwah!  08.01.2008
 dot Jaaliyada Soomaliyeed ee Toromso Norway  29.12.2007
Addacwah 2.0
Live Support
Kalimada Sh Xasan












10 /06/ 07 Dhageyso Fariinta Sh Xasan Dhageyso
Kalimada Sh Shariif
Tafsiirka
Arabic Keyboard
Taatiikhdii Andalus
Kalimada Sh Fu'aad

Sheekh Fu''aad Maxamed Khalaf Dhageyso
05 /05/ 07
Geeska-Africa
Walaalahaa!
Waaqic Cibro Leh
Xoreynta Somalia
Top10 Links
There isn't content right now for this block.
HOME | YOUR ACCOUNT | Topics | SEARCH | WEBMAIL
Designed by: Sakiin
E-mail: sakiin1@hotmail.com